Maamulka Deegaanka Ballicad oo ka codsday Dowlada iyo Hay’adah in la soo gaarsiiyo Gargaar

0
107
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo dalka intiis badan ay ka jirto abaar bahsan ayaa waxaaa bulshada kunool  Degaanka Balicad oo Hoos yimaada Magaalada Dhuusmareeb  ay dareemayaan in sameen gaar ah uu ku yeeshay abaaraha ka jirta dalka
waxayna baaq u direen Hay’addaha Samafalka,Maamulka Galmudug,iyagoona codsaday in gaargaar beni’aadanimo lala soo gaaro.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.