Xarunta sheybaarka Jaamacadda Jamuuriya ee Muqdisho oo xariga laga jaray

0
107

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Jaamacadda Jamuuriya ayaa magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ka furay xarun cusub ee Shaybaar oo lagu soo kordhiyay Jaamacadda

Xaruntan sheeybaarka ah ayaa loogu tala galay ineey ka faa,ideystaan ardayda jaamacada ,qoysaska u dhaw iyo dadka danyarta ah.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.