Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo ka hadashay biyo yarida ka jirta Wabiga Shabeelle

0
104

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabeelle oo ka Howlgasha Gobollada Shabeellaha dhexe iyo Hiraan ayaa waxa ay shaacisay in dadaal xoogan ay ugu jirto sidii loo heli lahaa keydadka biyaha.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.