Magaalada Kismaayo oo lagu Qabtay Munaasabad Arday baratay Qiraa’ada

0
116
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madarasada Al-Musdhafaa ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka ayaa Xaflad Qalin jabin ah u qabtay Dufcaddii 1-aad ee ka baxday madarasada, xafladda ayaa waxaa ka soo qeyb-galay maamulka madarasada, qaar ka mid ah culimada kismaayo, waalidiin iyo marti sharaf kale.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.