Dhalinyaro Magaalada kismaayo ka furatay Hotel Cusub oo adeeygyo kala duwan bixiya.

0
110

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyada oo Magalada kismaayo ee Xarinta Gobalka Jubada Hoose ay sanadadii dabe ku Talaabsanaysay Hormaro dhinaca Ganacsiga iyo dhismaayinka ayaa waxa magalada laga Hirgaliyay Hotel lagu magacaabo some Hotel horayna loo dhihi Som Coffee kaas oo bixiya Adeegyo Kala Duwan sida cuntooyinka Fudud kuwa Culus Isbitaallo iyo waxyaabo kale.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.