Gudomiyaha Dhalinyarada KG oo ka hadlay qorshaha uga degsan arimaha Dhalinyarada

0
100

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kadib markii dhawaan wasaarada dhalinyarada iyo Cayaaraha KG Magacawdey Hogaanka dhalinyarada si ay ugu shaqeeyaan Hormarintooda ayaa Gudoomiyaha Ururka dhalinyarada KG Mahamed Abdullahi Abdi Nuur ayaa  kawaramay waxyabaha uu qorsheynayo inuu wax ka qabto ee ku aadan caqabadaha heysata dhalinyarada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.