Dadka ku nool deegaanka Xudur Ciise oo ay soo food saartay Biyo yari

0
106
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xaalad biyo yari ayaa soo wajahday qoysas danyar  oo ku nool Tuulada Xudur Ciise oo ka mid ah Tuulooyinka Hoostaga degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha dhexe kadib markii uu wabiga halkaasi mara ee shabelle uu biyo yareeyay.
Gudoomiyaha tuulada Xudur Ciise Xasan Muxumud Abuukar ayaa ka warbixiyey xaalada biyo yari ee ka jirta Tuulada Xudur Ciise oo ka mid ah Tuulooyinka Hoostaga degmada Mahadaay isagoona ku baaqey in gurmad lala soo gaaro dadka danyarta ee halkaasi ku nool.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.