Macalimiinta Dhoobley oo soo dhaweeyey Hanaanka lagu soo xulayo Macalimiinta ay qaadaneyso Dowladda

0
114

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda waxbarashada XFS ayaa dhawaan Magaalada Muqdisho ka daah furtay hanaanka lagu soo xulayo 3000 kun oo macalin oo ay qaadaneyso Dowalada, hadaba arintan ayaa waxaa soo dhaweyay Macalimiinta wax ka dhiga Iskuulada ku yaala magaalada Dhoobley.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.