Isku aadka wareega 8 dhamaadka koobka FA Cup-ka oo Lasoo saaray.

0
129

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxa si Rasmi ah loo soo saaray isku aadka wareega 8 dhamaadka ee tartanka koobkaFA Cup-ka xilli ciyaareedkan.

Kooxaha reer Manchester ee United iyo City ayaa ah kooxaha waaweyn ee tartanka ku hadhay wareegan.

Labada kooxood ayaa kala badbaaday in ay isku aadaan iyaga oo ku kala aaday laba kooxood oo kale.

Kulamada 8 dhamaadka FA Cup-ka ayaa la ciyaari doonaa 18 iyo 19 bisha March ee haatan lagu jiro.

Halkan Hoose Kaga Bogo isku aadka oo dhamaystiran:

Man City vs Burnley

Man Utd vs Fulham

Brighton vs Grimsby

Sheffield Utd vs Blackburn

May be an image of text that says 'Emirates FACUP QUARTER FINALS MANCHESTER CITY V MANCHESTER UTD BURNLEY V BRIGHTON & HOVE ALBION FULHAM V SHEFFIELD UTD GRIMSBY TOWN V BLACKBURN ROVERS TIES TO BE PLAYED WEEKEND OF 18/19 MARCH'

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.