Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka OO Gargaar ku wareejiyey Wasaaradda Haweenka XFS

0
111
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ayaa waaayadii dambe waday dadaalo gurmad lagu gaarsiinaayo dadka abaaraha ay saameeyeen ee kunool guud ahaan dalka.
Haddaba Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka Soomaaliyed Maxamuud Macalin Abdulle ayaa Maanta 6,000 oo Qoys Gargaarkooda ku wareejiyey wasiirka Haweenka XFS Khadiija Maxamed Diiriye iyo Hoggaanada Hay’addaha haweenka Dowladda ku matala.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.