Dhaqaatiirta ka howlgala Isbitaalka guud ee Dhoobley oo kawarbixiyay adeegyada ay bixiyaaan

0
141

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Isbitaalka guud ee Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa xarun ka baahi tira bulshada qeybaha kala gadisan ee dhanka caafimaadka.

Qaar kamid ah dhaqaatiirta ka howlgasha Isbitaalka guud ee Magaalada Dhoobley qeebtiisa Hooyada iyo dhalaanka ayaa Kawarbixiyay wax yaabaha ay bulshada u fidiyaan iyagoo sheegay in la tacaalaan caruurta iyo hooyooyinka la dhibaateysan nafaqo darida.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.