Aqoon is Weydaarsi ku saabsan Awood Siinta Dhalinyarada oo lagu qabtay Baydhabo

0
54

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Aqoon is weydaarsigaan ku saabsan Madasha Awood Siinta Dhalinyarada Koonfur Galbeed oo lagu qabtay Magaalada Baydhabo ayaa waxa uu socon doonaa mudu labo maalin ah,Waxaa ka soo qeyb galay Ururada Dhalinyarada ee Koonfur Galbeed.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.