Odayaasha Dhaqanka Dhoobley oo ka waramay sida Nabadda looga shaqeeyn jiray

0
140

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Nabaddu waa furaha nolosha waxaa uu qof kasta u baahan yahay in uu helo nabad iyo xasilooni, Inta badan Dadkii hore ee Soomaaliyeed ayaa ahaa kuwa xooga saara Ka shaqeynta Nabada iyagoo Arimaha ka dhax dhaca bulshada dhaxdeeda ku dhameyn jiray hab nabad galyo ah.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.