Wasaradda Waxbarshada Jubbaland oo daah-furtay imtixaanka shaqaaleysiinta macalimiin cusub

0
105
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Waxbarashada Jubbaland ayaa si rasmi ah u furay imtixaanka macalimiinta cusub oo ay dowladda Soomaaliya qaadaneyso
imtixaanka ayaa  waxaa ka qeybgalaya    ku dhawaad 450 qof   kuwaas ku tartamayay boosaska kale duwan ay u galayaan imtixaanka
Abdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.