Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo baaq u jeediyay Ganacsatada dalka

0
27

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane  Xamse Cabdi Barre ayaa ganacsatada Soomaaliyeed ku boorriyey in ay  maalgashi ku sameysaan kaabayaasha dhaqaalaha dalka  gaar ahaan dekedaha, eeribootyada, jidadka uu dalku Leeyahay.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.