Magaalada Jowhar oo lagu soo gaba-gabeeyay Tababar lagu baranayay maareynta khasaaraha beeraleeyda

0
134

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tababarkaan oo ahaa Maareynta Khasaaraha Kadib goosashada Miraha ayaa kaqeybgalayaasha waxaa lagu baray Isticmaalka Qalabka Dhimista Qasaaraha ka soo gaara Miraha ay beerteen, Isticmaalka Saxda ah iyo Adeegsiga Qalabka lagu Ogaado Qoyaanka Kujira Galeeyda iyo Masagada oo loo isticmaalayo Mashiin waxaana soo xiray Wasiiru dowlaha Beeraha iyo Waraabka Hirshabeelle.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.