Dhaqaatiirta magaalada Dhoobley oo ka warbixiyay saameynta qaliimada Haweenka xiliga Dhalmada

0
23
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hooyada ayaa wajahda marxalado kala duwan xilliga dhalmada taasi oo mararka qaar sabab u noqonaysa in ay gasho qaliin si loo kala badbaadiyo hooyada iyo ubadka ay caloosha ku sido.
Qaliimada lagu sameeyo haweenka xilliga dhalmada ayaa saameyn ku reebi kartaa hooyada,qaar kamid ah Haweenka la kulmay caqabadahaasi xiliga dhalmada ee ku nool Magaalada Dhoobley ayaa ayaa ka warbixiyay saamaynanada ay ka dhaxleen qaliinadaasi.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.