Deegaanka Buulo-bartire ee waqooyiga Kismaayo oo laga dhagax dhigay Goob Waxbarasho

0
115

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Buulo-bartire ee waqooyiga magaalada Kismaayo ayaa laga dhagax dhigay Goob lagu baran doono culuumta Diinta Islaamka,waxaana munaasabadda dhagax dhigga ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland.

Gudoomiye ku-xigeenka Dagmada Kismaayo ahna Xoghaya Dowladda Hoose mudane Cabdi Cawil Xasan oo ugu horeeyn ka hadlay dhigax dhigga goobtan ayaa bogaadiyay in la hirgeliyo xuramaha noocaan oo kale ah.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.