Bangiyada ku yaalo Magaalada Jowhar oo loogu Baaqay in ay maalgelin u sameeyaan dhalinyarada

0
20
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guud ahaan dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa wajahaya xaalado adag oo dhanka shaqada ah taasi oo keen iney darbiyada fadhiyaan oo inta badan ay ka cawdaan shaqo la`aantaasi soo wajahday.
Dhalinyarada kunool magaalada Jowhar ayaa kamid ah dhalinyarada la daalaa dhacaya shaqo la`aanta ka jirta guud ahaan dalka.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.