Wasaaradda Qorshaynta maamulka Puntlan bulshada deegaanka Xudun ku wareejisay mashaariic laga hirgelisay deegaankaas

0
147
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo hormarinta caalamiga mamulka Puntland oo ay wehelinayaan Wasiir dawlaha Wasaaradda deegaanka ,Gudoomiyaha gobolka Nugaal ayaa bulshada deeganka Xudun ee degmada Godobjiraan ku wareejiyay mashaariic laga hergeliyay deegaankaas .
Ugu horey wax siwada jir ah uga hadla gadoomiyasha deeganka xudun iyo kan deeganka Godobjiraan wax ayna Sheegey in ay ka faa,iideysan doonaan mashariicda hormarineed ee laga hirgaliyay deeganka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.