Isbitaalka guud ee Degmada Waajid oo la dhagax dhigay

0
82

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Degmada Waajid Maxamed Macalin Yuusuf ayaa Dhagax-Dhigay Ispitaalka guud Degmada Waajid ee Gobolka Bakool. Dhismaha isbitaalka cusub oo ay yeelanayso degmada waajid ayaa si bilaasha waxa loogu adeegi doona Bulshada ku nool degmada waajid iyo deeganada hoos yimaada.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.