Bulshada Deegaanadda Waqooyiga Kismaayo oo loo qabtay Kulan looga hadlayay is dhexgalka bulshada

0
142
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u Heshiisiinta Jubbaland ayaa qabatay kulan lagu xoojinayey xiriirka iyo wada shaqaynta hay’addaha Ammaanka iyo bulshada deegaanada Goobweyn, Qaam Qaam, Yoontoy iyo Buulaguduud ee gobolka Jubbada hoose.
Kulankan oo lixdii bilood hal mar qabsooma ayaa waxaa looga gol lahaa sidii loo xoojin lahaa wadashaqaynta maamulada deegaanada, Guddiyada Nabada iyo hay’addaha ammaanka ee deegaanadaas ka howlgalada.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.