Jaamacadda Plasma Faraceed magaalada Kismaayo oo munaasabad caleemo saar ah u qabatay gudoomiyaha midowga Arday Jaamacadda

0
119

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jamacadda Plasma farafeeda magaalada Kismaayo ayaa munaasabad caleema saara u qabatay gudoomiyaha midowga Ardayda Jaamacada  Maxamuud Cali Samow, taas oo ay kasoo qayb galeen masuliyiin, macalimiin, dhalinyaro iyo  marti sharaf kale.

ugu horeyn Gudoomiyaha Jamacada Kismaayo Maxamad Cabdi Jamac ayaa ka warbixiyay Munasabadan iyo waxa ay uga goleeyihiin.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.