Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland oo baaq u direy beeraleyda Soomaliland

0
24
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka beeraha maamulka Somaliland ayaa ku booriyay ganacsatada iyo cid kasta oo wax heysata inay ka qeyb qaadato wax soo saarka beeraha si bulshada deegaanada Somaliland ay u gaaran isku filnaasho.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.