Wasiirka Arrimaha gudaha Hirshabeelle iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray degmada Buulabarde

0
79
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wafdi ka kooban Wasiiro, injineero oo uu hogaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa gaaray magaalada Buulabarde ee Gobalka Hiiraan.
Ujeedka wafdigaan ay u gaareen magaalada Buulabarde ee Gobalka Hiiraan ayaa ah sidii ay halkaasi uga hirgalin lahaayeen buundo labaad oo ay yeelaneyso magaalada taas oo laga garab dhisi doono buundadii hore ay laheyd degmada  Buulabarde.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.