Mac-hadka Hayaan oo Xaflad Qalin jabin ah u qabtay arday baratay Computer-ka

0
170
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-machadka barashada Tignoolajiyadda ee Hayaan ee magaalada Kismaayo ayaa xaflad qalin jabin ah u qabtay arday baratay xirfada Computer-ka, xaflada ayaa waxaa kasoo qeyb galay Wakiil kasocday Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland qaar kamid ah Maamulayaasha Jaamacadaha iyo Iskuulada ku yaalo magaalada Kismaayo, waalidiin iyo Arday.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.