Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda arrimaha gudaha Hirshabeelle iyo maamulka gobolka shabeellaha dhexe ayaa magaalada Aadan Yabaal ka daah furay tababar ku saabsan isku xirka bulshada iyo hay’addaha dowladda kaasoo ay ka qeyb galayan qeybahah kala duwan ee bulshada.
Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.