Wararka Olole Nadaafadeed oo laga sameeyay Xaafadaha Magaalada Dhoobley. By Radio Waamo - February 23, 2023 0 29 Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka Haweenka nadaafada ee ka dhisan Magaalada Dhoobley oo is kood ah isku xilqaamay ayaa olole nadafadeed ka sameeyay qaar kamid ah xaafadaha Magaaladaaasi. Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay. http://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2023/02/warka-iidel-nadaafda-dhooblay-1.mp3