Madaxwaynaha Galmudug oo balanqaaday inay ka faa’iidaysan doonaan mashruuca Barwaaqo

0
119

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Axmed Cabdi Kaariye Madaxwaynaha Galmudug ayaa balanqaaday in sifiican kaga faa’iidaysa doonaan mashruuca Barwaaqo oo horay deegaanada Galmudug kaga shaqayn jiray magaca biyoole laguna maamulay lacag dhan 5milyan oo doollar iyadoo hada mashruuca Barwaaqo lagu maamuli doono 10milyan oo doollar taas  oo lagu dhisi doono kaabayaasha dhaqaalaha Galmudug loona adeegsa doono Dowlad dhiska.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.