Maamulka deegaanka Mirjiclay Gobolka Galgaduud oo codsaday in loo gurmado barakacayaasha deegaankaasi..

0
187
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Mirjiclay Gobolka Galgaduud waxaa kusoo barakacay dad badan oo miyiga kunoolaa kuwaa oo ay saameyn weyn ku reebtay abaartii guud ahaan ku dhufatay dalka oo dhan.
iyada oo deegaanada kala gadisan ee Galmudug ay ka jirto gaar ahaan deegaanada ka fog magaalooyinka waaweyn ee miyiga ah ayaa Maamulka deegaanka Mirjiclay ee Gobolka Galgaduud waxaa uu codsaday in loo gurmado barakacayaasha deegaankaasi.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.