Maamulka deegaanka Mirjiclay ee Gobolka Galgaduud oo codsaday in loo gurmado barakacayaash

0
167

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Mirjiclay Gobolka Galgaduud waxaa kusoo barakacay dad badan oo miyiga kunoolaa kuwaa oo ay saameyn weyn ku reebtay abaartii guud ahaan ku dhufatay dalka oo dhan.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.