Wasaaradda caafimaadka Jubbaland oo Kismaayo ka daah-furtay Tallaalka Dabeeysha

0
63
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xilli saameeym daran uu ku yeeshay cudurka dabeeysha Caruur badan oo Soomaaliyeed,ayaa magaalada Kismaayo waxaa laga daah-furay Talaalka Cudurkaasi,Tallaalka oo socodon doono muddo Todaba maalmood ah ayaa waxaa soo qaban-qaabisay Wasaaradda caafimaadka Jubbaland.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.