Arday badan oo ku biirtay Iskuulaadka Dowladda ee Baladweyne

0
81
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sannadihii la soo dhaafay laga hirgeliyay iskuullo ay leedahay dowladda kuwaasoo ay ku biireen ardey u badan danyar iyo agoon islamarkana markii hore aan awoodin inay iska bixiyaan kharashadka waxbarashada.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.