Maamulka Degmada Waajid oo qabtay kulan looga hadlaayay Canshuuraha Degmada

0
70

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Maamulka Degmada Waajid ee Gobolka Bakool Mudane Mohamed Yussuf Ali oo ay Wehliyaan Gudoomiye ku xigeenka Degmada Taliyaha Ururka 260 Ciidanka Xooga Dalka iyo Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada ayaa kulan Wadatashi ah la qaatay Qeybaha kala duwan ee Bulshada magaalada Waajid.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.