Wasaraadda Waxbarashada Jubbaland oo kulan muhiim ah ku qabatay Kismaayo

0
52

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Wabarashada Hidaha Iyo Tacliinta Sare ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa Magalada Kismaayo Kuqabatay Kulan Looga Hadlayay sidii Agab waxbarasho oo dhamaystian ay u Helilahayeen dadka Naafada ah.

Kulan ka oo ay so qaban qabisay wasarada wqaxbarashada Jubbaland ayaaa waxa kaso qayb Galay Bahda Waxbarashada Jubbaland Ururda dadka Baahiyaha Gaarka ah Qaba Ardayda baahiyaha qarka ah qaba maamulayyaasha Dugsiyada walidiin iyo Marti sharaf Kale.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.