Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer oo xariga laga jaray Masaajid laba dabaq ah

0
160
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Cabdullaahi Ibraahim, guddoomiye ku xigeenka degmada Burco Mukhtar Cabdi Maxamuud iyo culumaaudiin ayaa si wada jir ah xariga uga jaray masaajidka Afgooye oo loo dhisay qaab casri ah islamarkana ka kooban laba dabaq.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.