Madaxweynaha Galmudug oo xariga ka jaray Beer cusub

0
155
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowlad goboleedka  Galmudug  Axmed Cabdi kaariye qoor qoor oo ku sugan Degmada Guriceel ayaa xariga ka jaray beerta deegaanka laanle ee duleedka Guriceel oo ku taalo duleedka degmada Guriceel.
Madaxweyanaha Galmudug waxaa xarig jarka ku wehliyay xubo ka tirsan xubno ka tirsan labada gole ee Dowlad goboleedka Galmudug, Maamulka Gobalka Galgaduud, iyo maamulka Degmada Guriceel.
waxaana Madaxweyne Qoor Qoor ayaa bulshada ku dhaqan Galmudug ugu baqay ney xooga saaraan wax soo saarka dalagyada beeraha iyo bada.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.