Howlwadeenno ka tirsan Hay’adda maareynta masiibooyinka qaranka oo tababar looga furay Muqdisho

0
57

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha hey’adda maareynta masiibooyinka qaranka Soomaaliya Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa magaalada Muqdisho tababar uga furay howlwadeeno ka mid ah Hay’adda mareynta masiibooyinka gaar ahaan waaxda caafimaadka iyadoo tababarkan lagu baran doono gurmadka deg deg ah.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.