Dhalinyaro Baladweyne ka hirgeliyay Ganacsiyo yaryar

0
17
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Cumar Daahir Guuleed oo ka mid ah dhalinyarada magaalada Baladweyne ayaa nolosha reerkiisa ka mareeya iibinta Bugaagta iyo Tusbaxyada lagu tasbiixsado.
Bugaagtan iyo tusbaxyada ayuu ku kor iibiya miisas halka xiliyada qaarna uu ku dhax wareejiyo jidadka magaalada Baladweyne si bulshada ay uga iibsadan.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.