Machadka barashada Al-Ikram oo arday ka qalin badalatay u qabtay munaasabad qalin jabin ah.

0
51

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Macadka barashada luuqada Ingiliishka iyo Kumbiyuutarka ee Al Ikram ayaa magalada Kismaayo xalfad qalinjabin ugu qabtay dufcadii 15-aad  oo ka koobnayd 170 Arday.

Munasabada ayaa waxa kaso qayb galay Agaasimaha waaxda tacliinta sare ee Wasaarada waxbarashada Jabbaland, maamulaha Macadka Al Ikram macalimiin arday iyo sidoo kale waalidiin.

Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.