Ardey oo ka qalin ka badalatay iskuulka Hormuud ee magaalada Baladweyne.

0
51

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen in ka badan 92 arday oo baratay maadooyiinka igrisiiska’ Kombuyuutarka, caafiimaadka iyo fagaara ka hadalka isla markaana ka aflaxay iskuulka Hormuud ee Magaalada Baladweyne.

Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.