Abaaraha oo saameyn ku yeelatay wax soo saarka beeraha magaalada Baydhabo

0
147

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Duruufo kala duwan oo ka dhashay isbadalka cimilada ayaa xiligan soo food saartay beeraleyda duleedka Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.

Dhibaatooyinka heysta beeraleyda ayaa waxaa ka mid ah biyo yari kadib markii inta badan ay biyo yareeyeen ceelashii beeraha laga waraabin jiray beeraha iyo shidaalka oo sare u kac ku yimid.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.