Wasaaradda waxbarashada Jubbaland oo lagu wareejiyay basas loogu tala galay horumarinta waxbarashada Jubbaland..

0
59

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda waxbarashada, hidaha iyo tacliinta sare ee jubbaland ayaa hay’adda GIZ kala wareegtay laba gaari oo bas ah oo loogu talagalay in lagu horumariyo adeegyada waxbarashada Jubbaland.

Madasha lagu wareejinayey basaska waxa goobjoog ahaa mas’uuliyiinta ka tirsan wasaaradda waxbarashada jubbaland, iyo xubno ka tirsan maamulka degmada Kismaayo.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.