Hordhaca Barcelona Vs Man United oo markii 13-aad is arkaya caawa 

0
97

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Barcelona ayaa marti gilineysa kooxda Man United oo ay wada ciyaarayaan kulan ka tirsan lugta 1-aad ee wareegga 16-ka Europa League

Xogta Kulanka

Tartanka: Europa League

Garoonka: Camp Nou

Wakhtiga: 08:45 habeenimo xilliga geeska Africa

Garsoore: Maurizio Mariani

*Barcelona iyo Manchester United ayaa fooda is daray 13 jeer tartamada oo dhan (Lix Barcelona ayaa badisay, saddex Man Utd ayaa badisay, afar barbaro ayay galeen).

*Barcelona ayaa badisay mid kasta oo ka mid ah afartii kulan ee la soo dhaafay

*Manchester United ayaa badisay mid kasta oo ka mid ah shantii kulan ee ugu danbeysay ee Yurub.

*Barcelona ayaa laga badiyay shan ka mid ah 11-kii kulan ee ugu dambeeyay Yurub ay ku ciyaartay Camp Nou (2 guul iyo 4 bar-baro).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.