Wasaaradda Howlaha guud iyo guryeynta Jubbaland oo warbixisay shaqooyinka ay ka qabteen magaalada Kismaayo

0
106
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-kulan uu qabtay Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Howlaha guud iyo guryeynta Jubbaland  ayaa waxuu ka hadlay waxyabaha u qabsoomay wasaradda isgoo warbixiyaay tababar ay dhawaanah siinayeen qaar ka mid injineerada ka shaqeeya  wasaradda waxuuna qorshaha uu ahaaa  sidii loo yareen lahaa isqabqabsiga dhulka ee ka jir deegaananada dowlad gobolewdka Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.