Ururka Saxufiyiinta Jubbaland oo sheegay in la hormarinaayo Xirfadaha Gabdhaha Ku jiro Warbaahinta

0
154
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada kismaayo iyo  guud ahaan Deegaanda Dowlad Goboleedka Jubbaland waxaa sanadihii danbe  aad u kordhay Tirada  gabdhaha ku soo biirayo  mihnada warbaahinta gaar  ahaan Raadiyaha  kuwaasi oo u baahan in sare loo qaado Aqoontooda iyo xirfadooda warbaahineet   Abdulaahi Abdiraxaan Maxamed Xoghaya guud ee Ururka Saxufiyiinta Jubbaland  ayaa sheegay in ay Diyaariyeen Tababaro lagu hormarinaayo Xirfadaha Gabdhaha Ku jiro Warbaahinta Jubbaland.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.