Madaxweynaha Galmudug oo xariga ka jaray xarunta Agoonta Degmada Balanbal ee Gobalka Galgaduud

0
165
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xaruntaan oo lagu dhisay isku tashi bulsho ayaa loogu tala galay in lagu baxnaaniyo waxna lagu baro agoonta degmada Balanbal iyo deegaanada hoos yimaada.
Madaxweynaha ayaa bulshada ku dhaqan degmada balanbal ku amaanay sida ay isugu xilqaameen Dhismaha xarunta danyarta & agoonta ee Degmada Balanbal.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.