Deegaan hoostaga Degmada Cadaado oo Ceel-biyood laga hirgeliyay

0
237

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Qofsaar oo hoostaga Degmada Cadaado ayaa laga hirgeliyay Ceel-biyood ay dadka deeganku ka faa’iideysan doonan, Deegaankaan oo ay marki hore ka jirtay baahi weyn oo dhinaca biyaha ah qiimo sareyana ugu imaan jireen biyihu ayaa dad deeganku waxay uga mahaceliyeen hayda.da PAH oo ceelbiyoodka ka hirgelisay.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.