Madrasada Al-mustaqiim ee Baladweyne oo soo kordhisay waxbarasho Online ah

0
137

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhallinyarada waxbaratay ee ku nool magaalada Baladweyne ayaa bilaabay ineey goobo waxbarasho oo online ah ay soo kordhiyaan kuwaasi oo lagu barto Qur’aanka kariimka sababa la xiriira horumarka tiknoolajiyadeed ee ka jira dalka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.