Kulan looga hadlayay Waxbarashada Ardayda Puntland oo lagu qabtay Garowe

0
49

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kulankan oo ay soo agaasintay Wasaarada Waxbarashada Puntland isla markaana Lagu qabtay magaalada Garoowe ayaa diirada lagu saaray sidii agab waxbarasho oo dhameeystiran loo gaarsin lahaa Ardayda qaba baahiyaha gaarka ee ku nool deeganada maamulkaasi.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.